Association Djibouti Nature (Djibouti Nature)

Marabout -Immeuble Nasser A. Othman
P. O. Box:  3088
Tel :   +253 2135 6921 (office)    /   +253 7783 3768 (mobile)
E-mail: naturedjibouti@gmail.com / hrayaleh@djiboutinature.org
Website: www.djiboutinature.org
Djibouti, Rep. of Djibouti

Fikradahaaga iyo faallooyinkaaga dhiibo !

Ujeedada shabakadani waa in ay soo ururiso oo dabdeed u ban-dhigto xaaladda dabeecadda Jabuuti cid walba oo xiisaysa.  Macluumaadka ku dhigan waxaa laga soo ururiyey ilo badan oo kala duwan. Si markaa aan weliba u sii kordhinno, waxaan u bahanahay, hiil iyo hooba, tageerada bulshada.
Sidan oo kale, waxaan akhristayaasha ugu baaqaynaa in ay noosoo gudbiyaan tabarucaadka e-mailka loogu talagalay naturedjibouti@gmail.com ama waxaad xor u tahay inaad buuxiso foomkan hoos ku yaal.